Shirweynaha shanaad ee Golaha Guud ee Guddiyada Doorashooyinka Carbeed oo lagu qabtay magaalada Cammaan ee dalka Urdun Aug 22, 2022 ayaa waxaa gudoomiyaha ururka loo doortay Marwo Xaliimo Ismaaciil, guddoomiyaha Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Somalia Iyada oo uu weheliyo komishineer Xuseen Cabdi, ayaa wafdiga GMDQ uu ka qayb galay shirkaas oo labadii sanaba mar la qabto.
Shirkan ayaa waxaa ka soo qayb gala guddoomiyaasha iyo xubnaha Guddiyada Doorashada ee wadamada carabta.
Inta uu socday shirkan, waxaa dib u eegis lagu sameeyay dadaallada lagu yagleelayo ururka dhalinyarada Carabta ee doorashooyinka iyo hawlaha hor-tebinta u leh mustaqbalka dhow. Iyadoo sidoo kale lagu soo bandhigay waxqabadyadii ugu muhiimsanaa ee ururka haweenka carabta ay ka gaareen doorashooyinka.
Sidoo kale waxaa shirka lagu ansixiyay warbixin sannadeedka ururka iyo guddiga qabanqaabada doorashada ururka dhalinyarada Carabta.
Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ayaa Isniintii ku dhawaaqay in dowladdiisu ay wada hadal toos ah la bilaabeyso Iran, kaas oo la xiriira barnaamijkeeda sameysashada ee hubka nuclear-ka iyo sidii ay
Dad badan oo muhaajiriin ah oo kunool gobollo katirsan dalka Mareykanka, ayaa haatan waxaa soo wajahay walaac kale oo hor leh, kaddib markii dowladda Madaxweyne Trump soo saartay amar cusub
Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in aroorninadii hore ee saakay ciidamada xoogga dalka iyo kuwa deegaanka howlgal qorshaysan kaga saareen deegaanka Geelgub ee gobolka Shabeellaha Dhexe maleeshiyaadka