C/raxmaan C shakuur Warsame ayaa ka hadlaya Xarunta Golaha , waxuuna ka mid yahay Xildhibaanada soo jeediyay Mooshinka ka dhanka ah Farmaajo oo ah in aan la dhaarin, Maadaama uu Farmaajo Maanta u fadhiyo in loo dhaariyo Xil xildhibaanimo
C/ raxmaan ayaa yiri waxuu Dalka ka geystay xasuuq, waxayna ku dhaceen Amar uu bixiyay, waxaa la weeraray gurigayga, waxaana la waayay ikraan Tahliil.
dhamaan dadkii falkaasi fuliyay dhamaantood waxay iga dalbadeen cafis, Balse ninkii amarka bixiyay ee Farmaajo ahaana uusan wili ka hadlin Kuna faraxsanyahay.
Ad