Home Wararka Maanta Weriye ayaa Goor dhaw Lagu dhaawacay Muqdisho

Weriye ayaa Goor dhaw Lagu dhaawacay Muqdisho

0

Xabad uu riday askari booliis ah ayaa afka uga dhacday weriye u shaqeeya telefishinka M24 ee Muqdisho.

Weriyaha la dhaawacay ayaa ku sugnaa Agagaarka Hotelka Hayat ee Muqdisho, waxuunu Halkaasi ku aaday inuu soo tabiyo Xaalada Goobta uu weerarku ka dhacay

Ad