Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa Xil sare u Magacaabay Axmed Buux nin Lagu Magacaabo waxaana loo magacaabay agaasimaha Maamulka & Maaliyadda ee Villa Somalia
Buux ayaa ka mid ahaa xubnihii ugu firfircoonaa Xisbiga Xasan Sheikh Maxamuud waxuuna qeyb weyn ka qaatay ololihii dib u Doorashada Madaxweyne Xasan Sheikh
Waa nin ka soo jeeda Konfur Galbeed, waxuuna wax ku soo bartay Wadanka Suudaan, waxuuna Muddo ka mid ahaa xibsiga UPD ee Madaxweyne Xasan
Wararka ugu Danbeeyay ee Maanta
Ad