Gudoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Finish ayaa weerar afka ah ku qaaday Madaxda Puntland iyo Jubbaland.
Finish ayaa sheegay in shirarkii Madaxda DFS, Iyo Dowlad Gobaleedyada la is Horfadhiyay Muddo 8 bil ah islaamarkaana wax natiija ah aana Laga keenin.
Waxuu sheegay in wax kasta looga tanasulay Labada Maamul ee kala ah Jubbaland iyo Puntland, hadana ay ugu dambeyn soo jeediyeen in lakala diro Hay’adaha Dowladda, taasna Lagu kala tegay.
Halkaan Ka dhageysoÂ
Ad