Home Wararka Maanta Ururada Bulshada Rayadka oo Walaac ka Muujiyay Fashilkii ku yimid Shirkii Afisyooni

Ururada Bulshada Rayadka oo Walaac ka Muujiyay Fashilkii ku yimid Shirkii Afisyooni

0

Isutaga Bulshada Rayidka Soomaliyeed waxa ay walaac xoogan ka muujiyay xaaladda adag ee Siyaasadda Soomaaliya.

Bulshada rayadka waxay aad uga xumaadeen inuu Burburo Shirkii Madaxda Soomaalida ee Muddo soo jiitamayay kaas oo Loo arkayay in ay ka soobixi karaan Talooyin Muhiim u ah dalka.

Waxay aad uga xumaadeen Ficiladii Warbaahinta ay isku dhaafsadeen Madaxda DFS iyo Dowlad Gobaleedyada qaar sida Puntland iyo Jubbaland.

Hoos ka Akhriso Qoraalka.

Ad
Previous articleDhegayso Gudoomiyaha Gobalka Banaadir oo sheegay in Dani iyo Axmed Madoobe in badan Loo Tanasulay
Next articleDowladda Soomaaliya oo Dacwad u Gudbisay Golaha Amaanka ee QM (Akhriso)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here