Home Wararka Maanta Dhegayso Gudoomiyaha Gobalka Banaadir oo sheegay in Dani iyo Axmed Madoobe in...

Dhegayso Gudoomiyaha Gobalka Banaadir oo sheegay in Dani iyo Axmed Madoobe in badan Loo Tanasulay

0

Gudoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Finish ayaa weerar afka ah ku qaaday Madaxda Puntland iyo Jubbaland.

Finish ayaa sheegay in shirarkii Madaxda DFS, Iyo Dowlad Gobaleedyada la is Horfadhiyay Muddo 8 bil ah islaamarkaana wax natiija ah aana Laga keenin.

Waxuu sheegay in wax kasta looga tanasulay Labada Maamul ee kala ah Jubbaland iyo Puntland, hadana ay ugu dambeyn soo jeediyeen in lakala diro Hay’adaha Dowladda, taasna Lagu kala tegay.

Halkaan Ka dhageyso 

Ad
Previous articleImraadka Carabta oo gargaar soo gaarsiinaysa Somaliya
Next articleUrurada Bulshada Rayadka oo Walaac ka Muujiyay Fashilkii ku yimid Shirkii Afisyooni

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here