Home Wararka Maanta AUN: Gudoomiyihii Degmada Af-barwaaqo oo ku geeriyooday Magaalada Muqdisho

AUN: Gudoomiyihii Degmada Af-barwaaqo oo ku geeriyooday Magaalada Muqdisho

0

Guddoomiyhii Dagmadda Afbawaaqo ee Gobalka Mudug marxuum Cabdulahi Jaamac Dhoorre ayaa maanta ku geeriyooday magaalada Muqdisho.

Geerida Gudoomiyaha waxaa ka hadlay Madaxweynaha Galmudug iyo Wasiiro ka tirsan Maamulka.

” Waxaan ka tacsiyeynaa geeridda ku timid Marxuum Cabdulaahi Jaamac Dhoore Guddoomiyihii degmada Afbarwaaqo,
Naxariistii Janno Eebbe haka waraabiyo.
Ehelkii, qaraabadii iyo asxaabtii uu ka baxayna samir iyo imaan ha innaga siiyo.”

Madaxweynaha Galmudug oo booqasho ku tagay xarunta Hay’adda SoDMA

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta booqasho ku tegay xarunta dhexe ee Hay’adda SoDMA, waxaana xarunta ku soo dhaweeyay guddoomiyaha SoDMA Maxamuud Macalin Cabdulle. Madaxweynaha Galmudug

Caalamka:- Dowlada Sacudiga oo 14 Dal African ah ka joojisay Visa Cumrada

Maamulka sare ee Boqortooyada Sacuuduga, ayaa si KMG ah u hakiyay in viisooyinka cumrada, ganacsiga iyo booqashada qoysaska xilligan la siiyo dadka kasoo jeeda 14 dal , kuwaa oo kasoo

Donald Trump oo Shaaciyay Hadalo Hanjabaad ah oo ku socda Iiraan

Madaxweynaha dalka Mareykanka, Donald Trump, ayaa xalay shaaca ka qaaday in dowladda Iran diyaar u tahay in ay la galaan wadahadallo toos ah ay uga wada hadlayaan barnaamijka Nukliyeerka, inkastoo

Caalamka:- Microsoft oo shaqada ka joojisay gabar indhaha caalamka qabsatay

Gabar lagu magacaabo Ibtihal Abu Saad oo u dhalatay dalka Marooko oo u shaqeeysa shirkadda Microsoft, ayaa qabsatay indhaha caalamka, kaddib markii ku dhax mudaharaaday munaasabadda sannad-guurradii 50-aad ee shirkadda

Ex Madaxweyne Farmaajo oo ku baaqay in baaritaan lagu sameeyo Geerida Jeneraal Sheegow

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa ugu baaqay Dowladda Federaalka inay baaritaan dhab ah ku sameeyso Geerida ku timid Jeneraal Sheegow oo in muddo ah u xirnaa Dowladda
Ad
Previous articleMadaxweyne Ku xigeenka Galmudug oo Daahfuray Talaalka Covid19 (SAWIRO)
Next articleDowladda Ingiriiska oo ka hadashay Shirarka Muqdisho uga socda Madaxda Dowlad Gobaleedyada dalka