Iyadoo khilaafka u dhaxeeya madaxweynaha Puntland iyo ku xigeenkiisa uu cirka isku sii shareerayo ayaa madaxweyne ku xigeenka, Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash) wuxuu maanta tegey magaalada Gaalkacyo.
ujeedka Safarkaaan ayaa ah si uu u xalliyo iska hor imaad todobaadkii hore halkaa ka dhacay oo sababay in uu dhaawacmo nabadoon afur u samaynayey wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya.
Karaash iyo Siciid Deni ayaa shalay qoraallo ay isku naqdinayaan isku weydarsaday baraha bulshada.
karaash ayaana Shalay kaliya Soo saaray 3 wareegto oo magacaabis iyo Xilka qaadis ah Deni ayaana ka Horyimid Talaabooyinaaas uu qaaday Karaash.
Ad