Magaalada Dhusamareb iyo Hareeriheeda waxaa Xalay ka Da,ay Roob Xoogan Allaa Mahada iska leh oo Ummada Kuleylkii ka qaaday.
Shalay ayey Hayd Markii la sameeyey Banaanbaxa Roobdoonta ah Alla Barigana la sameeyey waxaa xusid Mudan in Shalay Heer-kulka Magaaladu ahaa Mid sareeya.
Abaar Ba.aan ahaa Ka Jirta Guud ahaan Deegaanada Galmudug maamlmihii Lasoo Dhaafay Dadka Iyo Duunyada ayaana si wan ugu Diirsaday Robabkaan.
Ad