Muqdisho Maalin ka dib waxaa Lagu dhaarin doonaa Xildhibaanada Cusub ee Golaha Shacabka JFS, sida qorshuhu yahay
Waxaa la diyaariyay Goobtii Xildhibaanada Lagu dhaarin lahaa, waxaana La sugayaa waqtiga dhaarinta Golaha Shacabka Aqalka Hoose iyo Aqalka sare.
Konfur Galbeed iyo Xildhibaanada qaar ee Jubbaland ayaa wili Maqan Mana qaadan shahaado, waxaana Guddigu sheegeen Maanta in 14 bishaan la qaban doono Xafladda dhaarinta Xildhibaanada
Ad