Home Wararka Maanta Goobtii Lagu dhaarin lahaa Golaha Shacabka JFS oo la diyaariyay (Sawiro)

Goobtii Lagu dhaarin lahaa Golaha Shacabka JFS oo la diyaariyay (Sawiro)

0

Muqdisho Maalin ka dib waxaa Lagu dhaarin doonaa Xildhibaanada Cusub ee Golaha Shacabka JFS, sida qorshuhu yahay

Waxaa la diyaariyay Goobtii Xildhibaanada Lagu dhaarin lahaa, waxaana La sugayaa waqtiga dhaarinta Golaha Shacabka Aqalka Hoose iyo Aqalka sare.

Konfur Galbeed iyo Xildhibaanada qaar ee Jubbaland ayaa wili Maqan Mana qaadan shahaado, waxaana Guddigu sheegeen Maanta in 14 bishaan la qaban doono Xafladda dhaarinta Xildhibaanada

Ad
Previous articleKala bar Taangiyada Ruushka oo lagu Burburiyay Dagaalka Ukrain
Next articleRa’iisul Wasaaraha Ingiriiska Boris Johnson oo la ganaaxay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here