Home Wararka Maanta Rooble oo ka hadlay sanadguurada ciidamada xilli uusan ka qeybgalin munaasabadda.

Rooble oo ka hadlay sanadguurada ciidamada xilli uusan ka qeybgalin munaasabadda.

0

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa hambalyo u diray ciidanka xoogga ee dalka.

Ra’iisul Wasaaraha iyo wasiiirka gaashaandhigga maanta kama aysan qeybgelin munaasabadda xuska 12-April oo ku beegneyd maalintii la aasaasay ciidanka xoogga.

Tani ayaa muujinaysa khilaafka xooggan ee u dhexeeya Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisal wasaare Rooble.

Wasiirka gaashaandhigga oo xulafo la ah ra’iisal wasaaraha ayaa muuqaal uu xalay soo duubay hambalyo hordhac u diray ciidamada

Ad