Home Wararka Maanta Rooble oo ka hadlay sanadguurada ciidamada xilli uusan ka qeybgalin munaasabadda.

Rooble oo ka hadlay sanadguurada ciidamada xilli uusan ka qeybgalin munaasabadda.

0

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa hambalyo u diray ciidanka xoogga ee dalka.

Ra’iisul Wasaaraha iyo wasiiirka gaashaandhigga maanta kama aysan qeybgelin munaasabadda xuska 12-April oo ku beegneyd maalintii la aasaasay ciidanka xoogga.

Tani ayaa muujinaysa khilaafka xooggan ee u dhexeeya Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisal wasaare Rooble.

Wasiirka gaashaandhigga oo xulafo la ah ra’iisal wasaaraha ayaa muuqaal uu xalay soo duubay hambalyo hordhac u diray ciidamada

Ad
Previous articleWasaarada Amniga Dowlada Soomaaliya Oo Dib Fasaxday in la Furo Terminalka MOVECON oo Dhawaan la xiray
Next articleKala bar Taangiyada Ruushka oo lagu Burburiyay Dagaalka Ukrain

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here