Madaxweyne Qoor Qoor ayaa Maantay xariga ka jaray, xarunta cusub oo ay kushaqeyn doonto Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Galmudug, iyadoo horay loo xarig jaray Wasaarado kale oo muhiim ah.
Wasaaraddu waxay udub dhexaad u tahay wasaaradaha Xukuumadda Galmudug.
QoorQoor ayaana u mahadceliyay Bangiga aduunka(World Bank) oo hirgeliyay dhismaha wasaaradda iyo wasaarade kale oo muhiimad weyn u leh Dowladda Galmudug.
Ad