Home Wararka Maanta Sawiro: Madaxweynaha Galmudug Qoor Qoor oo soo gaaray Caasimada Dhuusamareeb

Sawiro: Madaxweynaha Galmudug Qoor Qoor oo soo gaaray Caasimada Dhuusamareeb

0

Madaxweynaha Galmudug Qoor Qoor iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa soo gaaray Magaalada Dhuusamareeb Halkaasi oo lagu soo dhaweeyay.

Qoor Qoor ayaa Safar deg deg ah ku soo gaaray Dhuusamareeb kadib markii Madaxweynaha Somaliya Mudane Farmaajo uu ku dhawaaqay shir dhawaan uu la yeelanayo Madaxda Maamulada.

Shirka waxaa awood ku wada beesha Caalamka kuwaasi oo la kulmay Madaxda Somalida kalana hadlay xalinta Khilaafka jira.

Diyaarad ay leedahay Dowlada Israel oo ku bur-burtay Magaalada Qaza

Warbaahinta Israa’iil ayaa baahiyay in diyaarad nuuca wax basaas ah oo ay lahaayeen milatariga Israa’iil shalay ku dhacday meel ku dhaw marinka Qasa ee dhulka Falastiin, kaddib marki la sheegay

40 xubnood oo Al-shabaab looga dilay dagaalo iyo duqeymo ka dhacay gobolka Shabeellaha Dhexe

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaalo iyo duqeymo ka dhan ah kooxda Al-shabaab oo saacadahii lasoo dhaafay ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalada ayaa la tilmaamay

Qaranka Soomaaliya ee 17jirada oo maanta wajahaya dhigooda Xulka Tunisia koobka Qaramada Qaarada Afrika

Xulka Qaranka Soomaaliya ee da'doodi ay ka yar tahay 17 jirada ayaa maanta wajihi doona xulka Qaranka dalka Tunisia ee da'doodi ka yartahay 17jira tartanka 15aad ee Koobka Qaramada Qaarada

Dowlada oo ka hadashey Hawlgaladii ugu danbeeyay ee ka dhacay Gobolada Shabeelooyinka

Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Abuukar Maxamed oo maanta shir jaraa’id Warbaahinta ugu qabtay furimaha hore ee dagaalka ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay howlgaladii ugu dambeeyay ee ka

Gobolka Shabeellaha Dhexe oo lagu dilay Horjoogayaal ka tirsan Kooxda Shabaab

Taliska hay'adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa shaaca ka qaaday in howlgal Xalay  ka dhacay deegaanka Geelgub oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Dhexe lagu dilay xubno ka
Ad
Previous articleMaxaa kala Socotaa Ujeedka Madaxweyne Farmaajo uu ka leeyahay Shirka Dhuusomareeb uu uga dhawaaqay
Next articleDagaal u dhaxeeya Labo Maleeshiyo Beeleed oo ka Socda Deegaanka Xanan-buure ee Gobolka Galgaduud