Ugu yaraan 70 askari oo Ukrain ah ayaa lagu dilay duqeymo uu Ruushku ku qaaday cutubyo ka tirsan milatariga Ukraine.
Dhimashada waxaa xaqiijiyay Dmytro Zhyvytskyi, oo ah madaxa Maamulka Gobolka Sumy, sida uu sheegay Kyiv Independent News oo fadhigeedu yahay Ukraine.
Sidoo kale, isbitaalka hooyada iyo dhallaanka oo ku dhow Kyiv ayaa waxaa ku dhacay madaafiicda Ruushka.
Dagaalaka U dhaxeeya Ruushka iyo Ukrain ayaa Galay Maalintii Shanaad xili Xalay lagu Kala Tagay Wada Hadal Labada Dhinac isugu Yimadeen.
Ruushka ayaana ku Hungoobay Damiciisi aha inuu Deg Deg ku Qabsado Wadanka Ukrain
Ad