Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Khilaaf xoogan oo Soo Kala Dhexgalay Gudiga Doorashooyinka Hirshabeele

Khilaaf xoogan oo Soo Kala Dhexgalay Gudiga Doorashooyinka Hirshabeele

0

Khilaaf Xoogan ayaa Soo Kala dhaxgalay Guddiga Doorshooyinka Heer State ee Dowlad Goboleedka Hir-shabeelle Gaar ahaan Gudoomiyaha iyo Gudoomiye kuxigeenka Guddiga kadib Markii Xalay Laba Warqad oo aay ku kala Saxiixanyhiin Gudoomiyaha Guddiga Axmed Xasan Diini iyo Gudoomiye kuxigeenka Xaliimo Maxamed Cismaan,

Warqada Markii hore Soo baxaday Waxaa Lagu Saxiixahay Xalimo Maxamed Cismaan Gudoomiye kuxigeenka Guddiga inkasto Markii Dambe Laga Saaray warqada oo Qalalada badan kajiray,

Isla daqiiqado kadib Waxaa lagu Soo Celiyay Warqada oo u ku Saxiixanyahay Gudoomiyaha Guddiga Axmed Xasan Diini taaso Durubo Muujisay inu jiro khilaafaadka,

Wararka qar ayaa sheegaya inu Markii hore Gudoomiyaha Guddiga ka Amar diiday Madaxada Hir-shabeelle Soo Saarista 13ka kursi ee Xalay Asigoo ku Andacooday kuraas dheeri oo Madaxada dib aay u Dhigeen inu Soo hormarayo taaso keentay in Gudoomiye kuxigeenka Lagu Amaro Shaacinta Kuraasta.

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay

Ciidanka Puntland oo saakay weerar ku qaaday firxadka kooxda Daacish ee Calmiskaad

Ciidamada difaaca Puntland ayaa saakay weerar dhowr jiho ah ku qaaday haraadiga kooxda Daacish ee ku dhuumaaleysanaysa buuraha Calmiskaad. Sida ay sheegeen saraakiisha ammaanka, weerarkan ayaa sababay khasaare soo gaaray

Dowlada Somaliya oo Sacuudiga kala hadashey Muwaadiniin ku Xiran Dalkaasi

Qunsulka dowladda Soomaaliya u fadhiya Magaalada Jiddah ee dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya Cabdweli Xirsi Cabdulle ayaa kulan muhiim ah la yeeshay guddoomiyaha Gobolka Najraan ee dalkaasi Amiir Jalawi Binu Cabdicasiis

Wasiirka cusub ee Wasaarada Gaashaandhigga Soomaaliya oo Bogaadiyay Guulaha Ciidanka Dowlada

Wasiirka cusub ee Wasaarada Gaashaandhigga Soomaaliya Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa ku bogaadiyay guulaha muhiimka ah oo ay ka gaareen ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-shabaab. Wasiirka
Ad
Previous articlePuntland iyo Jubaland oo Joojiyay Doorashadii Waa Maxay Sababtu?
Next articleCabdikariim Qaarey Faarax Jiir oo Goordhow Geeriyooday