Home Wararka Maanta Cabdikariim Qaarey Faarax Jiir oo Goordhow Geeriyooday

Cabdikariim Qaarey Faarax Jiir oo Goordhow Geeriyooday

0

Allaah ha u naxriisto Cabdikariin Faarax Qaareey oo ku magac dheer Jiir ayaa hadda ku geeriyooday magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

C/kariin waxa uu ahaa ka mid ahaa mulaxamiistayaasha Soomaaliyeed, Waxa uuna fanka kusoo biiray 1962-dii xilligaas oo uu ka shaqo bilaabay Radio Mogdishu.

Cavdikariim Ayaa Maalmihi Laso Dhaafay Ku Xanuunsanayay Magaalada Muqdisho Gaar ahaan Hospitalka Digfeer oo Xanuun Xaga Wadnaha Ui maalmahaan Layaalay Halkaas.

Dhawan ayay ahayd Markii eheladiisu Dalbadeen In Laga Caawiyo in Dibada Loo Qaado si loola Tacaalo Si loola  Tacaalo Xaaladiisa Caafmaad Balse Ugu danbayn maantay Ayuu Geeriyooday Allaha U Naxariiste Cabdjkarin Qaarey Jiir.

 

Ad
Previous articleKhilaaf xoogan oo Soo Kala Dhexgalay Gudiga Doorashooyinka Hirshabeele
Next articleMadaxweyne Biden oo Digniin adag U Diray Madaxweynaha Ruushka Xili uu Dagaal isku Diyaarinaayo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here