Home Wararka Maanta Gudiga Xalinta Khilafaadka Oo 3dii Kursi Dhawaan ay ku Dhageen War kasoo...

Gudiga Xalinta Khilafaadka Oo 3dii Kursi Dhawaan ay ku Dhageen War kasoo Saaray

0

Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada Dadban ee 2020/2022 ayaa soo saaray Go’aano uu ka gaaray dacwada kuraasta Soomaaliland.

Guddiga xalinta khilaafaadka oo fasaxay saddexdii kursi ee Gobolada Waqooyi ee dacwada laga gudbiyay, kuwaasoo kala ah #HOP209, #HOP201 Iyo #HOP211 oo dhammaantood ka soo jeeda gobolka Awdal.

HOOS KA AKHRISO DACWADAHA LA GUDBIYEY IYO GO’AANADA LAGA SOO SAARAY

Ad