Home Wararka Caalamka Sweden oo diiwaangalisay Dhimashada 46 Qof Xili Corona uu sii kordhayo Maalmahan

Sweden oo diiwaangalisay Dhimashada 46 Qof Xili Corona uu sii kordhayo Maalmahan

0

Sweden waxay diiwaan galisay 46 qof oo cusub oo u dhintay cudurka Coronavirus ilaa shalay. Halka wadarta dhimashada ay kor u kacday 13 kun iyo 88 kiis.

sida laga soo xigtay tirakoobyada ee Maamulka Caafimaadka Dadweynaha, ayaa ah sidan 701,892 kun oo xaaladood, iyo kororka 5 kun iyo 917 oo kiisas cusub ah ilaa shalay.

Tirooyinka gobollada, sida ku xusan diiwaanka tallaalka qaranka, waxay muujiyeen in 1 milyan 10 kun iyo 832 qof ay heleen tallaalla waddanka gudihiisa. Halka 690,391 qof ay ka heleen hal Talaal, taas oo u dhiganta 8.4 boqolkiiba dadka qaangaarka ah. Halka 320 kun iyo 441 qof ay heleen laba qiyaasood, oo u dhiganta 3.9 boqolkiiba dadka.

Masuul ka tirsan Hay’adda Caafimaadka, Sarah Bevoch , ayaa shir jaraa’id oo ay shalay qabatay ku sheegtay in Sweden ay diiwaan gelisay kororka tirada dhaawacyada inta u dhexeysa toddobaadyada sideedaad iyo sagaalaad marka loo eego labadii toddobaad ee ka horreeyay, iyadoo xustay in gobollada qaar ay ka jiraan kororka ugu sarreeya ee dhaawacyada Corona, iyadoo hoos u dhac joogto ah ku yimid tirada dhimashada ee heerka Qaranka. Hay’addu waxay xaqiijisay inay jirto koror joogto ah oo ku faafaya “nooca Ingiriiska” ee fayraska qaybaha kala duwan ee dalka.

Kulan Dhexmaray Madaxweyne Xasan Shiikh iyo Dhigiisa Jabuuti Ismail:- Sawiro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, iyagoo ka wada hadlay xoojinta xiriirka walaaltinimo iyo iskaashiga

Israel oo Duqeymo ka geysatay Saldhigyo uu la Wareegayo Turkiga

Diyaaradaha dagaalka ee Israa’iil ayaa fuliyey in ka badan 15 duqeyn oo lagu qaaday garoonka diyaaradaha ee Hama, taasoo socotay xalay qiyaastii saacad iyo bar. Afhayeenka ciidamada Israa’iil ayaa sheegay

Warar laga helayo dagaal culus oo ka socda Galbeedka gobolka Mudug

Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya inuu haatan dagaal beeleed xoogan uu ka socdo inta u dhaxeysa deegaanada Jiicboor iyo Saax qurun oo dhaca Galbeedka gobolka Mudug. Dagaalkaan oo

Maamulka Koonfur Galbeed oo soo bandhigtay xubno kasoo baxsaday Kooxda Al shabaab

Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in Afar Xubnood oo katirsanaa Kooxda Al shabaab ay isku soo dhiibeen Ciidamada Booliiska Gaar ahaan laanta Baarista Dembiyada CID-da ee Gobolka Bay.

Diyaarad ay leedahay Dowlada Israel oo ku bur-burtay Magaalada Qaza

Warbaahinta Israa’iil ayaa baahiyay in diyaarad nuuca wax basaas ah oo ay lahaayeen milatariga Israa’iil shalay ku dhacday meel ku dhaw marinka Qasa ee dhulka Falastiin, kaddib marki la sheegay
Ad
Previous articleHay’adda UNHCR oo Germany ugu baaqday Fududeynta mideynta qoysaska kala maqan
Next articleDareen Xoogan oo ka dhashay Xisbiga SD oo diinta Islaamka Wax ka sheegay