Madaxweynaha Koonfur Galbeed, ayaa si adag uga soo horjeestay aragtida ah in RW Rooble noqdo Taliyaha guud ee ciidamada Qalabka Sida.
taas oo uu noqon karro kaliya Madaxweynaha JFS, sida ku qoran Dastuurka dalka, waxaana uu sheegay in uusan deegaankiisa Koonfur Galbeed amnigeeda masuul ka aheyn Rooble.
Ad