Home Wararka Maanta LAFTAGAREEN “Rooble Amniga deegaankayga ku aaminayo, Amniga Doorashadase HAA”

LAFTAGAREEN “Rooble Amniga deegaankayga ku aaminayo, Amniga Doorashadase HAA”

0

Madaxweynaha Koonfur Galbeed, ayaa si adag uga soo horjeestay aragtida ah in RW Rooble noqdo Taliyaha guud ee ciidamada Qalabka Sida.

 

taas oo uu noqon karro kaliya Madaxweynaha JFS, sida ku qoran Dastuurka dalka, waxaana uu sheegay in uusan deegaankiisa Koonfur Galbeed amnigeeda masuul ka aheyn Rooble.

Ad
Previous articleDENI “Haddii aan Rooble noqoneyn Taliyaha ciidamada Qalabka sida, Shirku waa fashil”
Next articleXildhibaanad Faaduma Geedi oo Sabab Layaab leh Ku mutaysatay Ganaax

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here