Madaxweynaha Puntland Siciid Deni, ayaa xooga saaraya in Raysalwasaare Rooble la warego masuuliyada Amniga guud ee dalka.
oo noqdo Taliyaha ciidamada Qalabka sida, Deni ayaa ku dooday in uusan isagoo Musharax ah aamini karin M/weyne Farmaajo oo isna amniga ugu sareeya dalka
Ad