Home Wararka Maanta Banaanbax xoogan oo Muqdisho ka soconaya

Banaanbax xoogan oo Muqdisho ka soconaya

0

Magaalada Muqdisho waxaa ka soconaya Banaanbax xoogan oo ay dhigayaan Dhalinyaro caraysan.

 

Banaanbaxa ayaa yimid ka dib Markii Halkaasi lagu dilay Wiil Bajaajla ah, waxaana dilay askari ka Tirsan Ciidamada Dowladda

Degmada Waaberi ayaa Lagu dilay wiilkaan dhalinyarada ah waxayna xirteen Dhamaan Wadada Maka Almukarama.

 

Ad