Home Wararka Caalamka Taliyahii eedaynta Usoo jeediyay Raysulwasare Rooble oo la amray inuusan Dalka Ka...

Taliyahii eedaynta Usoo jeediyay Raysulwasare Rooble oo la amray inuusan Dalka Ka bixi karin

0

Wasiirka Amniga C/llaahi ayaa ku amray Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya in aanu safri karin Sarkaalka lagu magacaabo Cabdixamiid Maxamed Dirir oo ah Taliyaha Ciidanka Badda Soomaaliya.

Sarkaalkaan ayaa Dhawaan Eedaymo Culus usoo jeediyay Raysulwasaare Rooble taas oo uu ku eedeeyey inuu uu dhisanaayo Dhul ay Leeyihiin Ciidamada Badda Soomaaliya.

Ad
Previous articleDeg Deg Raysuwasaare Rooble oo Kasoo Jawaabay Eedaymihii Ugayimid Madaxweyne Farmaajo
Next articleBanaanbax xoogan oo Muqdisho ka soconaya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here