Home Wararka Maanta Banaanbax xoogan oo Muqdisho ka soconaya

Banaanbax xoogan oo Muqdisho ka soconaya

0

Magaalada Muqdisho waxaa ka soconaya Banaanbax xoogan oo ay dhigayaan Dhalinyaro caraysan.

 

Banaanbaxa ayaa yimid ka dib Markii Halkaasi lagu dilay Wiil Bajaajla ah, waxaana dilay askari ka Tirsan Ciidamada Dowladda

Degmada Waaberi ayaa Lagu dilay wiilkaan dhalinyarada ah waxayna xirteen Dhamaan Wadada Maka Almukarama.

 

Ad
Previous articleTaliyahii eedaynta Usoo jeediyay Raysulwasare Rooble oo la amray inuusan Dalka Ka bixi karin
Next articleMadaxweynaha Galmudug oo ka Tacsiyeeyay Geerdidii ku timid Ugaas Cabdiraxmaan Xaaji Xuseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here