Home Wararka Somaliya Somaliland Dhagayso Guddiga Doorashada Goballada waqooyi oo si kulul uga hadlay Doorashada iyo...

Dhagayso Guddiga Doorashada Goballada waqooyi oo si kulul uga hadlay Doorashada iyo Culeysyada jira

0

Guddiga Dorashada Goballada waqooyi ee Soomaaliland ayaa warbixn ka soo saaray Doorashada Xildhibaanada Golaha shacabka JFS ee maanta lagu qabtay Muqdisho

Afhayeenka guddiga doorashooyinka goballada waqooyi  Axmed Safiina ayaa yiri ” Jadwalka doorashada waa gaba gabo,maamulada harsan waa iney doorashada ay bilaabaan, ama ay cadeeyaan caqabada heysta”

sidoo kale waxuu sheegay in aan Loo istaagi doonin caqabadaha yaryar ee Doorashada ku Horgudban.

Halkaan ka dhageyso Codka

Ad
Previous article24 Dhalinyara ah oo weeraray Shaqalihii Turkish airline oo Xabsiga La dhigay
Next articleDhageyso Xildhibaan Fowziyo ” Mar dambe ayaan Go’aan ka gaaray Kursigaan “.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here