Home Wararka Somaliya Galmudug 24 Dhalinyara ah oo weeraray Shaqalihii Turkish airline oo Xabsiga La dhigay

24 Dhalinyara ah oo weeraray Shaqalihii Turkish airline oo Xabsiga La dhigay

0

Taliska booliska garoonka Aadan Cadde ayaa gacanta ku haya 24 dhalinyara ah oo laga soo tarxiilau dalka Turkiga.

Dhalinyaran ayaa weerar ku qaaday shaqaalaha diyaaradda Turkish, Waxaana dhaawac Isbitaalka loo dhigay mid ka mida shaqaalaha diyaaradda.

Dhalijyaradan ayaa la sheegay in qaarkood uu ka dhacay sharciga halka qaarkoodna lagu eedeeyay in ay dadka tahriibiyaan.

Dhalinyaradan oo lagu hayo saldhiga ayaa dhamaan sheegay in dambiga ay wada galeen, waxa ayna diideen in ay sheegaan qofka dhaawaca geestay.

Ad
Previous articleAfar xildhibaan oo Maanta lagu dooraty Muqdisho
Next articleDhagayso Guddiga Doorashada Goballada waqooyi oo si kulul uga hadlay Doorashada iyo Culeysyada jira

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here