Home Wararka Somaliya Somaliland Dhageyso Xildhibaan Fowziyo ” Mar dambe ayaan Go’aan ka gaaray Kursigaan “.

Dhageyso Xildhibaan Fowziyo ” Mar dambe ayaan Go’aan ka gaaray Kursigaan “.

0

Xildhibaan Fowziya yuusuf xaaji aadan oo Maanta mar kale lagu doortay Muqdisho ayaa ka hadashay Qaabka ay u dhacday Doorashadii ay ku soobaxday.

Wasiirkii Hore ee arimaha dibada Soomaaliya Xildhibaan Fowzia yuusuf Xaaji aadan oo Warfidiyeenka kula hadashay Muqdisho ayaa sheegtay in ay aad ugu faraxsantahay in Mar kale loo doorto kursiga ay in mudda ah ku fadhisay.

Waxay sheegtay in Kursigaan ay kal hore ka Tanasushay Balse ay mar dambe Go’aan ka gaartay si ay isku soo sharaxdo.

sidoo kale carabka ayay ku adkaysay inay jeclaan laheed Doorasho Qof iyo cod ah in lagu soo doorto.

Ad
Previous articleDhagayso Guddiga Doorashada Goballada waqooyi oo si kulul uga hadlay Doorashada iyo Culeysyada jira
Next articleWar Deg deg Ah Al-shabab oo goordhow Xirtay Wadada Xariirisa Dhuusamareb Iyo Ceeldheere

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here