Home Wararka Somaliya Galmudug Dhageyso Taliyaha Boliiska Gurceel oo ka hadlay Arima Xasaasi ah

Dhageyso Taliyaha Boliiska Gurceel oo ka hadlay Arima Xasaasi ah

0

Taliyaha Boliiska Degmada Gurceel ayaa si kulul uga hadlay Dagaaladii ka dhacay Degmada Gurceel ee Gobalka Galgaduud, waxuuna sheegay in Ahlusuna ay weerar ku soo qaaday Siistam Dowladeed.

Cismaan cali Taliyaha Ciidamada ee Degmada Gurceel ayaa dhanka kale ka hadlay Saldhiga Boliiska Degmada gurceel oo agabkii yiilay la qaatay waxuuna xusay in Qof allala iyo Qofkii Agab ka qaaday Saldhiga inuu soo caliyo.

waxuu intaa ku daray in dadka Deegaanka ay kala shaqeenayaan sidii xog looga hali lahaa dadkii ka dambeeyay Bililiqada loo gaystay saldhiga Boliiska Degmada.

Halkaan Ka Dhagayso Codka Taliyaha

 

Ad
Previous articleWasaaradda Gaadiidka Soomaaliya oo Gurmad u dirtay Gurceel {SAWIRO}
Next articleCiidamadii Ahlusuna ee ka baxay Gurceel oo Bohol gaaray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here