Home Wararka Somaliya Galmudug Ciidamadii Ahlusuna ee ka baxay Gurceel oo Bohol gaaray

Ciidamadii Ahlusuna ee ka baxay Gurceel oo Bohol gaaray

0

Ciidankii Ahlusunaa ee saaka ka baxay Degmada Guriceel ayaa gaaray deegaanka Bohol oo dhanka waqooyi galbeed 35km uga beegan Caasimadda Galmudug ee Dhusomarreeb, xog laga hella Ahlusunna ayaa xaqiijineysa in degaankaas ay u tageen in fariisin ka dhigtaan uuna bilaabanayo wadahadal dhexmaraya Galmudug iyo Ahlusunna.

Madaxda Galmudug dhankooda ma xaqiijin jiritaanka wada hadalo dhexmaray iyaga iyo Ahlusunna.

Ganacsade Xaashi Carabeey Ayey Dad Deegaanka Balicad ku sugan inoo Xaqiijiyeen in uu la socdo Ciidanka Ahlusuna asaga oo la sheegay inuu Garwaseen ka yahay Wada hadalo iyo u kala dab qaad laba dhinac.

 

Ad
Previous articleDhageyso Taliyaha Boliiska Gurceel oo ka hadlay Arima Xasaasi ah
Next articleMadaxweyne Farmaajo oo xeer ka Soo saaray Dhulalka Danta Guud

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here