Home Wararka Somaliya Galmudug Saraakiil dhaawac ahaa oo isbitaalka Lagala baxay Galkacyo

Saraakiil dhaawac ahaa oo isbitaalka Lagala baxay Galkacyo

0
Qaar kamid ah Saraakiisha hogaamineysay Ciidanka Ahlusunna oo dhaawac ah ayaa Ciidamadda dowladda kala baxeen Isbitaal ku yaala Magaalada Gaalkacyo ee Gobalka Mudug.
ila Muhiim ah ayaa Mudug24 u xaqeejiyay in Saraakiishaan lagala baxay isbitaalka iyadoo la dabiibayo.
Saraakiishaan ay Dowladdu la wareegtay ayaa  kala ah Cali Faarax, Cali Xade iyo Maxamuud Tashade ayaa kamid ahaa Saraakiishii la qarameeyay xilligii Ahlusunna la midoowday Maamulka Galmudug, waxayna dib ugu laabteen Ahlusunna oo ay ka barbar dagaalamayeen.
Saraakiisha Dowladda Soomaaliya wili kama hadal sababta keentay in Qof bukaan ah isbitaalka lagala baxo.
Ad
Previous articleSawiro laga soo qaaday Madaafiicdii Maanta ku dhacay isbitaalka Gurceel
Next articleMadaxweynihii Hore ee Dalka Xasan sheikh Maxamuud oo war ka soo saaray Colaada Gurceel

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here