Home Wararka Somaliya Madaxweyne dani oo soo gaaray Gaalkacyo ayaa bogaadiyay iskaashiga maamulada puntland iyo...

Madaxweyne dani oo soo gaaray Gaalkacyo ayaa bogaadiyay iskaashiga maamulada puntland iyo galmudug.

0

Madaxweynaha  Puntland siciid cabdullaahi dani oo maanta soo gaaray Gaalkacyo ayaa bogaadiyay iskaashiga maamulada puntland iyo galmudug.

Dani ayaa maanta si wadajir ah Galkacyo ay ugu soo dhaweeyeen madaxda iyo shacabka ka kooban Puntland iyo Galmudug.

Dani ayaa sheegay in labada dhinac ay si wadajir ah uga shageeyaan amniga guud ee Gobalka Mudug, waxaana shacabku ay sheegeen in ay Muhiim tahay wada shaqeynta labada dhinac Puntland iyo Galmudug

Ad
Previous articleDeg Deg Hay’adda NISA oo shaacisay in Taliyihii Farmaajo Magacaabay uu xilka la wareegay
Next articleNin ajnabi ah oo Fuliyay Qaraxii camaara ee Gobalka Mudug

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here