Home Wararka Somaliya Deg Deg Hay’adda NISA oo shaacisay in Taliyihii Farmaajo Magacaabay uu xilka...

Deg Deg Hay’adda NISA oo shaacisay in Taliyihii Farmaajo Magacaabay uu xilka la wareegay

0
Page- ka Twitterka ee NISA ayaa lagu qoray in munaasabad xil wareejin ka dhacday xarunta Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka inuu xilka kula wareegay Yaasiin Fareey oo xalay qoraal uu soo saaray Madaxweyne Farmaajo ugu magacaabay Taliyaha Kumeel gaarka ee NISA.
Tallaabadan ayaa ah mid looga hortagayo isku dayga Ra’iisul Wasaaraha ee ku aadan in xilka uu la wareego Agaasimaha Kumeel gaarka uu magacaabay Hey’adda NISA Sarreeye Guud Bashiir Goobe
Ad
Previous articleDeg Deg Ciidamo ka amar qaata Fahad yaasiin oo xirtay Wadooyinka gala Xarunta NISA
Next articleMadaxweyne dani oo soo gaaray Gaalkacyo ayaa bogaadiyay iskaashiga maamulada puntland iyo galmudug.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here