Magaalada Gaalkacyo Ee Xarunta Gobolka Mudug Ayaa Maanta lagu qabtey Banaanbax Xoogan oo Looga Soo Horjeeddo dhibaatadda Alshabaab ay ku Hayaan Bulshada Somaliyeed, gaar ahaan galmudug.
Waxaana ka soo qeyb gala y wasiiro ka tirsan Galmudug Mamaulka degmada Gaalkacyo Saraakiisha Ciidanka amaanka Culima-uwdiinka Odayaasha dhaqanka dhalinyarada Haweenka iyo qeybaha kala duwan Ee Bulshada Magaalada Gaalkacyo.
Dhamaan dadkii ka qeyb galley Bananbax ayaa Si Cad usheegey in ay Ka soo Horjeeddan Alshabab islamarkaana ay ladagaalami donaan Ayagoona Bulshada somaliyeed ugu baaqay in ay umidoobaan Ladagalanka shabaab.
Ad