Home Wararka Somaliya Wasiir Dowlaha Arimaha Gudaha Soomaaliya oo si weyn Loogu soo dhaweeyay Dhuusamareeb...

Wasiir Dowlaha Arimaha Gudaha Soomaaliya oo si weyn Loogu soo dhaweeyay Dhuusamareeb {Sawiro}

0

Wasiir dowlaha amniga Guddaha Dowladda Fedraalka Soomaaliya iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa Maanta soo gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug.

Wafdiga wasiirka ayaa waxaa garoonka Diyaaradaha ee dhuusamareeb ku soo dhaweeyay Gudoomiyaha Dhuusamareeb Mudane geeda qoroow, iyo Masuuliyiin ka Tirsan Galmudug oo xildhibaano iyo Wasiiro ka kooban.

Wasiir dowladaha Wasaaradda arimaha Gudaha Soomaaliya Farxaan Cali Axmed ahna musharax Xildhibaan, kursiga sumadiisu tahay #Hop139 ayaa la hadlay Bulshadii Maanta soo dhaweysay waxuuna u mahad-caliyay dadkii soo dhaweyntiisa qeyb ka qaatay

Ad
Previous articleDaqiiqado ka dib Doorashada xubnaha aqalka sare oo dhuusamareeb ka Bilaabanaysa
Next articleDEG DEG: Xildhibaan yuusuf gelle ugaas oo Lagu doortay dhuusamareeb.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here