Home Wararka Somaliya DEG DEG: Xildhibaan yuusuf gelle ugaas oo Lagu doortay dhuusamareeb.

DEG DEG: Xildhibaan yuusuf gelle ugaas oo Lagu doortay dhuusamareeb.

0

Xildhibaan Yuusuf gelle ugaas ayaa Lagu doortay Magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug, ka dib markii ay soo xaadireen  89 xildhibaan

Yuusf daahir faarax oo la tartamaayay Sanater yuusf Geelle ugaas ayaa tanasulay, waxuuna sidaas ku noqoday sanatarada cusub

waxuu helay xildhibaanka 78 cod, waxaana diiday 1 Mudane sidoo kale hal mudane ayaa ka aamusay, sidaas ayuuna ku guulaystay

Xildhibaan Yuusuf gelle ugaas ayaa ka mid ah Xildhibaanada lagu Tirinaayo Garbka Ra’isul wasaarahii Hore ee dalka Xasan Cali khayre.

Ad
Previous articleWasiir Dowlaha Arimaha Gudaha Soomaaliya oo si weyn Loogu soo dhaweeyay Dhuusamareeb {Sawiro}
Next articleProf Siciid Siyaad Shirwac oo noqday sanatarkii ugu horeeyay ee Dhuusamareeb Maanta lagu doortay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here