Home Wararka Somaliya Sanater dhegdheer oo Maanta soo gaaray Caasimada Galmudug ee dhuusamareeb {Sawiro}

Sanater dhegdheer oo Maanta soo gaaray Caasimada Galmudug ee dhuusamareeb {Sawiro}

0
Waxaa maanta Garoonka diyaradaha Ugaas nuur ee Magaalada Dhuusamareeb Soo gaaray wafdi uu hogaaminaayo Sanatar Axmed Dhuxulow oo ku magacdheer “Dhagdheer” kana mid ahaa Baarlamaankii 10 aad ee uu waqtiga ka idlaatay kaalin weyne ku laha dhismihii maamulka Galmudug ee Mudane Axmad Cabdi kaariye Qoor-Qoor madaxweynaha uu kayahay.
Sanatar Dhuxulow oo si weyn Galmudug iyo Soomaaliya looga yaqaan ayaa si diiran loogu soo dhaweeyey Dhuusamareeb, waxaana dadkii soo dhaweeyey kamid ahaa Xildhibaano,wasiiro,saraakiil ciidan iyo qaybo Bulshada ka mid ah.
Sanatar Dhagdheer ayaa markale waxa uu kamid yahay Musharaxiinta u taagan sanatarada aqalka sare waxaana muddo 21-sano ah kamid yahay
Baarlamanka Soomaliya.
Ad
Previous articleKhilaafka Guddiga Doorashada Goballada Waqooyi oo sii xoogaystay iyadoona garabka Mahdi guuleed ay isdoorteen
Next articleRooble oo u Hambalyeeyay Gudoomiyaha Cusub ee Maanta ay doorteen Xubnaha khilaafku ragaadiyay ee Doorashada Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here