Home Wararka Somaliya Taliyaha Ciidanka Lugta iyo Wasirka Amniga Galmudug oo la kulmay Bulshada Deegaanka...

Taliyaha Ciidanka Lugta iyo Wasirka Amniga Galmudug oo la kulmay Bulshada Deegaanka Camaara ee Gobalka Mudug {Sawiro}

0
Taliyaha ciidanka dhulka xoogga dalka General Biixi oo ay wehliyaan wasiirka amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi iyo Senatar Cabdi Xasan Cawaale ayaa maanta kulan la qaatay Odayaasha dhaqanka deegaanka Camaara ee Koofurta Gobolka Mudug.
Kulanka ayaa looga hadlay in loo midoobo la dagaalanka argagixisada iyo sidii shacabka deegaanku ciidanka ugu garab siin lahaa howlgalka lagu sifeynayo Khawaarijta.
Taliska ciidanka xoogga ayaa shalay ku dhawaaqay in la soo afjaray dagaalkii Alshabaab ee ka socday Aagga Qeycad isla markaana uusan jirin aag dagaal oo ka sokeeya Xaradheere.
Ad
Previous articleCiidamada Galmudug oo la wareegay Deegaanka Shabeeloow ee gobalka Mudug {Sawiro}
Next articleGudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo Magacaabay Xubnaha Guddiga Qaban qaabada Doorashada Galmudug

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here