Home Wararka Somaliya Ciidamada Galmudug oo la wareegay Deegaanka Shabeeloow ee gobalka Mudug {Sawiro}

Ciidamada Galmudug oo la wareegay Deegaanka Shabeeloow ee gobalka Mudug {Sawiro}

0
Ciidamada Daraawiishta Galmudug oo ay wehlinayaan Ciidamada degaanka ayaa saakay la wareegay degaanka oo dhinaca galbeedk kaga beegan Shabeelow.
Ciidamada la wareegay degaanka ayaa waxaa hogaaminaya Taliyaha Ciidanka Daraawiishta Galmudug Gen. Maxamed Nuur Cali Gadaar, Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Galmudug iyo saraakiil kale.
Al-Shabaab ayaa gubay ceelbiyoodkii halkaan ku yaalay, si dadka degaanku uga barakacaan oo aan dad ugu noolaan.
Ciidanka ayaa degaankaan si nabad ah kula wareegay iyadoo ay isaga baxeen maleeshiyaadka Al-Shabaab, ka dib markii lagu wiiqay dagaaladii maalmihii la soo dhaafay lagu la galay degaanka Qeycad.
Ad
Previous articleWararka ugu Danbeeyay Deegaanada ay ku sii jeedaan Ciidanka Galmudug iyo kuwa Dowlada
Next articleTaliyaha Ciidanka Lugta iyo Wasirka Amniga Galmudug oo la kulmay Bulshada Deegaanka Camaara ee Gobalka Mudug {Sawiro}

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here