Home Wararka Maanta Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo Magacaabay Xubnaha Guddiga Qaban qaabada Doorashada Galmudug

Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo Magacaabay Xubnaha Guddiga Qaban qaabada Doorashada Galmudug

0

Guddoomiyaha Baarlamanka Maamulka Galmudug Maxamed Nuur Gacal ayaa magacaabay Xubnaha Guddiga ee Qabashada Doorashada Aqalka Sare BJFS.

Galmudug ayaa la filayaa in Todobaadkan laga soo doorto 8 Xildhibaan oo ay ku leeyihiin Aqalka Sare ee Soomaaliya..

Halkaan ka akhriso.

Ad
Previous articleTaliyaha Ciidanka Lugta iyo Wasirka Amniga Galmudug oo la kulmay Bulshada Deegaanka Camaara ee Gobalka Mudug {Sawiro}
Next articleMaamulka Puntland oo Ciidamo kala dhex-dhigtay maleeshiyaad dagaalamay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here