Home Wararka Somaliya Galmudug Senator, Gen Cabdi Qeybdiid oo Maamulka, Culimadda, Odayaasha iyo dhalinyaradda Degaanka Ceeldibir...

Senator, Gen Cabdi Qeybdiid oo Maamulka, Culimadda, Odayaasha iyo dhalinyaradda Degaanka Ceeldibir ka gudoomay xoolo nool iyo Ciidan. Sawiro

0

Gudomiyaha degaanka Ceeldibir Hassan Ali Hassan iyo Gudoomiye ku xigeenkisa Cawil Abshir Mohamed ayaa shalay degmada Bacadwayne gaarsiiyey xoolo nool iyo ciidan.

Maamulka degaanka Ceeldibir ayaa 100 neef oo ari ah iyo 50 nin oo askar ah kuwaas oo ka qayb qaadanaya howlgalka lagula dagaalamaayo al-shabaab oo looga xoreynayo deeganada Galmudug.

Maamulka degaanka Ceeldibir ayaa ciidanka iyo xoolaha ay ugu talagalayn in ay kaga qayb qaataan kuna wareejiyey masuuliyiin uu ugu horeeyo Sanatar Abdi qaybdiid iyo Saraakiisha hogaaminaysa Ciidanka ku sugan furinta.

Maamulka iyo Bulshada Ceeldibir ayaa ugu baaqay dhamaan reer Galmudug in ay ka qayb qaataan dagaalka lagula jiro Al-shabaab ee looga xoreynaayo Deeganada Galmudug.

Ad
Previous articleDhageyso: Gudoomiyaha Gobolka Mudug ” Hala Toogto Ganacsadihii lacag siiya Al-Shabaab ”
Next articleWar Hada Ah: Weerar Dad lagu dilay oo ka dhacay Duleedka Gaalkacyo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here