Home Wararka Somaliya Dowladda Kenya ayaa gacanta ku dhigtay Koox Afduub u gaysatay Gabdha Soomaaliyeed

Dowladda Kenya ayaa gacanta ku dhigtay Koox Afduub u gaysatay Gabdha Soomaaliyeed

0
Waaxda dambi baarista dalka Kenya ee DCI-da ayaa xaqiijisay in ciidamada ammaanka ay soo badbaadiyeen Xafso Maxamad Luqmaan oo loogu tagay guri ku yaalla aagga loo yaqaano Matopeni ee xaafadda Kayole ee ismaamulka Nairobi.
 
Qoraalka waxaa qayb ka ah in gabadha lagu hayay guri mugdi oo aan indhaha u roonayn iyada oo lagu qasbay in ay dhex gasho haan biyo.
 
Waaxda ayaa u mahadcelisay cid kasta oo gacan ka gaysatay in gabadha la soo helo.
 
Sidoo kale waxay sheegtay in hal eedeysane la qabtay halka digniin adag loo diray cid kasta oo iskudayda ama damacsan fal dambiyeed noocan ah.
Ad
Previous articleMadaxweynihii Hore ee dalka oo Balan qaaday inuu Dhameystirayo Dastuurka KMG ah hadii Mar kale dib Loo doorto
Next articleFarmaajo oo soo dhaweeyay in Itoobiya Loo dhoofiyo Kaluunka Kuna Badalano Qaadka (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here