Wasiir ku-xigeenka Wasaarada Arimaha Gudaha dowlad Goboleedka Galmudug ayaa soo saaray Warqad Cadeynaysa in la joojiyey dhamaan Dhismaha Golaha Deegaanka Shan Degmo oo kamid ah degmooyinka Galmudug.
Qoraal kasoo baxay Xafiiska Wasiir ku xigeenka Wasaarada Arimaha Gudaha galmudug ayaa waxaa lagu sheegay in la joojiyay Dhismaha Golaha degaanka degmooyinka, Dhusamareeb, Cadaado, Caabudwaaq, Hobyo iyo Balamballe oo Golle degaan loo sameeyay loona dhaariyay.
“Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib U Heshiinta Galmudug waxay hakisay
muddo 90 cisho ah Dhismaha Golayaasha Deegaanka ee Degmooyinka Dowlad Goboleedka
Galmudug ee Dhismahoodu lagu mashqulsanaa ayaa lagu yiri” Qoraalka Wasaaradda.
Wararka la helay ayaa sheegaya in Sababaha loo joojiyay dhismaha Golaha degaanka Shanta degmo ay tahay Amar kasoo baxay Madaxda Galmudug si looga gudbo doorashooyinka Heer Federaal ee dalka ka bilaabanaya.
Wasaarada Arrimaha Gudaha Galmudug ayaa ugu dambeyn sheegtay in, iyada oo tixraacaysa amarkii Xukuumada Galmudug ay ku hakisay Dhismaha Goleyaasha deegaanka Galmudug ay faraysaa Howl wadeenada Wasaarada in ay Mudo 12 saac ah ku soo galaan Xarunta Wasarada Arimaha Gudaha Galmudug ee Dhusamareeb, sidoo Galmudug ay dib u bilaabi doonto Dhismaha Golayaasha deegaanka Galmudug 90 casho ka dib.
Dowlada Mareykanka oo Sabab u Noqotay Xil ka badelka lagu Sameeyay Wasiirka Gaashaandhigga
Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, ayaa isku shaandheyn iyo is beddel ku sameeyay qaar kamid ah golihiisa Wasiiradda, waxa uuna xilka ka qaaday kana saaray meesha labo Wasiir,
Raisal Wasaare Xamze oo Magacaabay Wasiiro Cusub Kadib Isku Shaadheyn uu Sameeyay
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamze Abdi Barre ayaa maanta magacaabay xubnahan cusub ee Wasiirrada ee Xukuumadda JFS ee kala ah: 1. Md. Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi –
Kooxda Xisbullah oo weerar khasaaro geesatay ka fulisay gudaha Suuriya
Dagaallamayaal katirsan ururka Shiicada ee Xisbullaah , ayaa lagu soo waramayaa in gudaha u galeen qeybo kamid ah dalka Suuriya, waxa ayna kooxdan weerar ku qaadeen goob ay joogeen ciidamo
Meydka Nin la weysanaa Mudo oo laga helay hotel ku yaalla Muqdisho
Nin muddo labo Maalin ah la weysanaa ayaa Meydkiisa laga helay qol uu ka deganaa Hotelka Mansoor oo ku yaalla Nawaaxiga Isgoyska Dabka ee magaalada Muqdisho. Marxuumka ayaa lagu sheegay
Madaxweynaha Turkiga oo Saddex Qodob kala hadlay dhigiisa Mareykanka Trump
Madaxweynayaasha dalalka Mareykanka iyo Turkiga ayaa yeeshay wadahal dhinaca telfoonka ah, waxa ayna labada masuul kawada hadleen arrimo dhowr ah oo ay ugu horreeyaan xoojinta xiriirka labada dal ka dhaxeeya
Ad