Home Wararka Somaliya Puntland Puntalnd oo ka laabatay soo qabshada Siyaasiyiin dhowaan loo jaray warqadda soo...

Puntalnd oo ka laabatay soo qabshada Siyaasiyiin dhowaan loo jaray warqadda soo xirista

0

Maamul-goboleedka Puntland ayaa joojiyey amar soo qabasho ah oo todobaadkii hore la dul dhigay siyaasiyiin ay is qabteen madaxweyne Deni.

Amarka soo qabashada ayaa yimid ka dib markii la isku khilaafay sida ay doorashadu u dhacayso, gaar ahaan arrinta la xiriirta doorashada madaxweynaha ee la filayo inay dhacdo bisha Janaayo ee sanandka dambe, iyo kaalinta ay xisbiyada doorashooyinka Puntland ka dhacaya ku yeelan doonan guddiga doorashooyinka ee maamuli doona doorashada madaxweynaha.

Waxaan weli caddayn khilaafka keenay soo qabashada ragaas uu meesha ka baxay

Ad
Previous articleWadooyinka Dhagaxaanta Ku XIRAN Muqdisho oo la Furaayo
Next articleWararkii Ugu Danbeeyey Dilka Looga Gaystay Daahir Xuseen Maxamuud oo Muqdisho lagu Dilay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here