Home Wararka Maanta Aadan Madoobe oo muddo kordhin u sameeyey Guddi shaqo adag loo diray

Aadan Madoobe oo muddo kordhin u sameeyey Guddi shaqo adag loo diray

0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa guddiga gaar-ka ah ee ka soo talabixinta soo jeedinta wax ka bedelka iyo kaabista Dastuurka KMG JFS ee horay ay u magacaawday Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka u kordhiyay muddada si ay talabixintooda u soo gudbiyaan.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA AADAN MADOOBE

Ad