Home Wararka Maanta Aadan Madoobe oo muddo kordhin u sameeyey Guddi shaqo adag loo diray

Aadan Madoobe oo muddo kordhin u sameeyey Guddi shaqo adag loo diray

0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa guddiga gaar-ka ah ee ka soo talabixinta soo jeedinta wax ka bedelka iyo kaabista Dastuurka KMG JFS ee horay ay u magacaawday Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka u kordhiyay muddada si ay talabixintooda u soo gudbiyaan.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA AADAN MADOOBE

Ad
Previous articleKooxda Chelsea oo shaacisay go’aan ay ku Farxeen soona dhoweeyeen Muslimiinta UK
Next articleCulimada Soomaaliland oo lagu Soo Rogay amaro Culus

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here