Home Wararka Somaliya Puntland oo war culus ka soo saartay Doorashada Soomaaliya

Puntland oo war culus ka soo saartay Doorashada Soomaaliya

0

Dowlad Goboleedka Puntland ayaa go’aan rasmi ah ka soo saaray xaalada doorashada dalka Soomaaliya isagoo ka horyimid muddo kordhinta uu golaha shacabka shacabka.

War Saxaafadeed ka kooban 7 qodob ayuu soo saaray Maamulka Puntland isagoo ku baaqay in miiska wadahadalka doorashada ee heshiiskii 17kii September 2020 dib loogu laabto.

Ad
Previous articleMidowga Afrika oo ka shiraya Xaalada Soomaaliya.
Next articleDr Caan ah oo Goor dhaw Lagu dilay Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here