Gudiga Dhismaha Golaha Deegaanka Gaalkacyo oo la magacaabay (Akhriso)

    0

    wasaarada Arimaha gudaha Galmudug ayaa goor dhow ku dhawaaqday Gudiga Dhismaha Golaha Deegaanka Gaalkacyo.

    Gudiga ayaa looga Fadhiyaa Golaha Deegaanka Gaalkacyo oo sanadkan leh Xiiso gooni ah Madama ay jiraan dhilanyaro yar yar oo isasoo sharaxday.

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here